Faafaahin Qaraxii ka dhacay Muqdisho (Sawirro)
Qarax loo adeegsaday Gaari walxaha Qarxa laga soo buuxiyey ayaa saaka lala beegsaday Xarunta ilaalinta Canshuuraha oo kasoo horjeedda Dhismaha Dekedda Magaalada Muqdisho. Qaraxa ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, waxaana goobta tagay Gawaarida gurmadka deg deg oo ka qaaday dadka dhaawacmay si looga daweeyo waxyeeladu gaartay. Saraakiisha Baarista Booliiska Dowladda Federaalka baaris ku sameeyay Gaariga […]
Continue Reading