Waa kuwee 4 Dal ee Afrika ee Shiinuhu doonayo inuu saldhig Milatari ka sameysto?
Dalka Shiinaha ayaa ka fekeraya inuu saldhig milatari ka sameysto afar dal oo Afrika ku yaalla, sida laga soo xigtay Waaxda Difaaca Mareykanka. Dalalka Kenya, Seychelles, Tanzania iyo Angola iyo kuwo kale ayaa la sheegay inuu Shiinuhu doonayo inuu xarun Milatari ka sameysto. Warbixinta oo ay waaxdu soo saartay toddobaadkii hore ayaa aad la iskula […]
Continue Reading