Madaxweyne Farmaajo Oo Telefoon Kula Hadlay RW Suudaan
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wada-hadal dhinaca qadka telefoonka ah ula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha dowladda Suudaan Cabdalla Xamduuk. Wakaalladda Wararka Suudaan ee SUNA waxay sheegtay inuu Madaxweyne Farmaajo ka tacsideeyey dadkii ku naf waayey Roobabkii mahiigaanka ee ku dhuftay inta badan Goballadda dalka Sudan. “Muddadii uu socday Wada-hadalka Telefoon, Madaxweyne Farmaajo waxa […]
Continue Reading