Aqalka Sare oo soo dhaweeyey Natiijada Shirkii Dhuusamareeb 1

Wararka Maanta

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo saaray warsaxaafsdeed uu kusoo dhaweeyey Qodobadii kasoo Shirkii Wadatashiga Dowlad goboleedyada ee Dhuusamareeb 1.