DEG DEG: Qarax ay ku dhaawacmeen Injineero Cadaan ah oo ka dhacay Muqdisho
Injineero Caddaan ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen Qarax goor dhow ka dhacay afaafka hore Jaamacadda Shabeelle oo ku dhaw xarunta Degaanka Garas-baaley. Qaraxa ayaa ahaa Miino, waxaana uu qabsaday gaari ay saarnaayeen Injineero ka tirsan mid ka mid Shirkadaha Korontadda ee ka howlgalla Magaalada Muqdisho. Saraakiisha ammaanka degaanka Garas-baaley ayaa sheegay in […]
Continue Reading