Xaaf Ducaale oo gaaray Gaalkacyo
Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweynaha Galmudug garabka Dusmoreeb Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa Saaka gaaray Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Mr Xaaf, waxaana uu sheegay in maalmaha soo socda in uu ku sugnaan doono Gaalkacyo. Wafdiga Xaaf ayaa ka yimid dhanka Magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland, […]
Continue Reading