Maxay tahay sababta loo xiray Wadooyinka Muqdisho maanta?
Qaar ka mid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho ayaa Saakay Xiran, waxaana lasoo dhigay ciidamada dowladda Soomaaliya. Isgoysyadda Taleex, Soobe,Banaadir, Howlwadaag iyo sidoo kale Wadooyin kale oo Muhiim ah ayaa Saaka xiran sida ay sheegeen dadka degaanka. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Wadooyinka ku jaray Gawaarida Ciidamada. Qaar ka mid ah dadka reer Muqdisho oo aan horay […]
Continue Reading