Diyaarado Dagaal oo duqeyn ka fuliyay Gobolka Hiiraan
Xalay saqdii dhexe ayaa Diyaarado dagaal waxa ay duqeyn dhinaca cirka ah ka geysteen Saldhigyo ay Ururka Al-Shabaab ku leeyihiin deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-Shabeelle. Duqeynta ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhacday deegaano u dhaxeeya Magaalooyinka Baladweyne iyo iyo degmada Maxaas oo lagu Magacaabo oroton,masara jibista iyo deegano kale. Taliyaha […]
Continue Reading