Wararkii ugu dambeeyay Dilal ka dhacay Boosaaso iyo Gaalkacyo
Kooxo hubeysan ayaa siyaabo kala duwan waxaa ay saacadihii la soo dhaafay dilal qorsheysan uga kala geysteen Magaalooyinka Boosaaso iyo gaalkacyo ee Dowlad goboleedka Puntland. Dilka kobaad ayaa waxa uu ka dhacay bartamaha Magalada boosaaso gaar ahaan goob Gawaarida laga raaco oo lagu Magacaabo Gaaca,waxaana dad ku sugan Boosaaso ay sheegeen in la dilay Askari […]
Continue Reading