Shaqaale ka tirsan Jaamacadda SIMAD oo la Qarxiyey
Allaha u naxariisto Mohamed Jeylaani oo ka tirsanaa Shaqaalaha Jaamacadda SIMAD, ayaa ku geeriyooday qarax lagu xiray gaari ay laheyd Jaamacadda SIMAD oo ka dhacay Xaafadda NBC ee Degmada Hodan. Sidoo kale waxaa ku dhaawacmay dad kale oo gaariga saarnaa iyo qaar wadada marayey. Gaariga qarxay ayaa ah nuuca Toyota Hilux, Qaraxyada Muqdisho ayaa kordhay […]
Continue Reading