Kulankii Golaha Shacabka oo ugu Dambayn furmay

Golaha Shacabka ee Baarlamaan Soomaaliya, ayaa maanta leh, kullan koodii 3aad ee Kalfadhiga 5aad, kadib markii uu kooran la’aan u baaqday kullankii 1aad iyo 2aad ee Kalfadhigan. Kulanka ayaa warbixin looga dhagaysan doonaa guddiga dib u eegista Dastuurka Baarlamaan Soomaaliya. Sidoo kale Ajandaha fadhiga waxaa ku jira, hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka […]

Continue Reading

Madaxweynihii Algeria oo is casilay

Sida ay sheegtay warbaahinta Algeria Madaxweynihii dalkaas Abdelaziz Bouteflika ayaa is casilay kadib todobaadyo ay dibadbaxyo ballaarani dalkaas ka socdeen. Mr Bouteflika, oo talada dalkaas hayey 20 sanadood, ayaa mar horeba meesha ka saaray qorshe uu doonayey in uu mar shanaad isu soo taago madaxtinimada dalkaas. Ciidanka awoodda badan ee dalkaas ayaa sheegay in madaxweynahaas […]

Continue Reading

Tiro ka tirsan Ciidanka Booliska Somalia oo Xabsi loo taxaabay

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallo ballaaran ee ka soconaya Magaalada Muqdisho,kuwaasoo lagula dagaallamaayo falal Amni darada ee ka dhaca Magaalada Muqdisho iyo musuq maasuqa. Zakiya Xuseen Axmed Taliye Ku Xigeenka ciidamadda Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegtay in howlgallo ballaaran ay socdaan, islamarkaana la xiray 23 Askari oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. […]

Continue Reading

Wiil uu Dhalay AU Xildhibaan Boqore oo loo doortay Xubin Golaha Shacab ah

Xarunta Golaha Shacabka ayaa maanta waxaa lagu qabtay doorashada kursi ka banaanaa Golaha Shacabka, kaas oo uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Cismaan Cilmi Boqore oo koox ka tirsan Al-shabaab ku dileen Magaladda Muqdisho Doorashada ayaa waxaa ku tartamay Cadnaan Cismaan Cilmi Boqore oo uu dhalay Marxuum Cismaan Cilmi Boqore iyo Axmed Cismaan Xaashi, […]

Continue Reading

Muxuu Farmaajo uga baaqaday furitaanka Kalfadhiga 5aad Aqalka Sare?

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa Maanta ka qeyb galay furitaanka Kal-fadhiga 5aad ee Aqalka Sare, isaga oo shaaciyey sababta uu uga baaqday Madaxweyne Farmaajo. Waxa uu sheegay Ra’iisul Wasaare Kheyre in Madaxweyne Farmaajo uu isaga u soo wakiishay ka qeybgalka kulanka,isla markaana uu khudbad ka jeediyey furitaanka Maanta ee Kal-fadhiga 5aad. Sababaha uu […]

Continue Reading

Eng. Yarisow oo faray Laamaha Amniga in lasoo qabto Askarigii dilay Bajaajlaha

Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) Duqa Muqdisho ahna Guddomiyaha Gobolka Banaadir  ayaa faray laamaha amniga in gacanta lagu soo dhigo askarigii dilka u geystay muwaadin Bajaajle ah, si caddaaladda loo horkeeno. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ku tilmaamay wax laga naxo falkan foosha xun ee askari ka tirsan CiIdanka Ilaalada Deegaanka Xamar ee (Munishiibiyo) uu ku […]

Continue Reading

Xildhibaano gudbiyey Mooshin deg deg ah

Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka ayaa maanta guddoomiyaha golaha shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan u gudbiyey mooshin deg deg ah. Xildhibaanadan ayaa gudoomiyaha ka codsaday Mooshinkan lagu daro ajendaha Fadhiga 1aad ee kalfadhiga 5aad ee Golaha Shacabka. Mooshinkan ayaa ka hadlaya xaaladda ammaanka Dalka, waxaana saxiixay 17 xildhibaan.

Continue Reading