Qabyo-qoraalka Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta & Teknolojiyada oo la soo bandhigay
Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa soo bandhigtay qabyo-qoraalka Siyaasadda Qaran ee Isgaarsiinta & Teknoojiyada (National ICT Policy and Strategy), taas oo loogu talo galay inay hagto sida teknolojiyada loogu adeegsan karo horumarinta dhaqaalaha dalka. Wasiirrada Ganacsiga iyo Caafimaadka ee heer federal, Md. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) iyo Marwo Fawsiyo Abiikar Nuur iyo wasiirrada boostada, […]
Continue Reading