Mas’uuliyiintii dowladda oo dib loogu soo celiyay Muqdisho
Wasiir Kuxigeenka Tamarta iyo Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Cusmaan Libaax iyo labada Senator ee kala ah Senator Ilyaas Cali Xasan iyo Senator Zamzam Dahir oo xalay ku xanibnaa Garoonka diyaaradaha Joma Kenyatta ee magaalada Nairobi ayaa saaka dib loogu soo celiyay magaalada Muqdisho. Saddexdan mas’uul ayaa loo diiday inay gudaha u galaan Caasimada dalka Kenya, iyadoo […]
Continue Reading