Imise jeer ayaa la dhagax dhiggay Dekeda Hobyo ee gobolka Mudug?
Iyadoo shalay Madaxweyne Farmaajo uu dhagax dhiggay Dekeda degmada Hobyo oo ah mid istiraatiiji ah ayaa waxaa soo baxaya is weydiino kala duwan oo ku aadan inta jeer ee la dhagax dhigay Deked ay yeelato Hobyo. Baraha bulshada ayaa saacadihii la soo dhaafay qabsaday muuqaal iyo sawiro hore oo ku saabsanaa dhagax dhigga Dekeda Hobyo, […]
Continue Reading