Xogta: Wadahadalka Madaxda Sare Galmudug
Madaxda Sare Dowlad goboleedka Galmudug ayaa ku sugan Magaalada Muqdisho Caasimadda Soomaaliya, waxaana ay ku tageen baaq uga yimid Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Madaxweynaha Dowlad goboleedka Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa 24 bishan ka dagay Magaalada Muqdisho, isagoo isla maalintaas kulan la yeeshay Madaxweyne Farmaajo, Wadahadalka oo waqti qaatay ayaan natiijo rasmi ah laga […]
Continue Reading