Daawo Video aan idinkaga diyaarinaya iskaashatada Anfac, oo ah iskaashato xoolo dhaqato- Beeraley. Gudoomiyaha iskaashatada Cabdiraxmaan Abshir Cabdi ayaa ka waramaya horumarka ay gaareen iyo caqabadaha heysta.
Iskaashatada Anfac
Waa Iskaashato Xoolo Dhaqato- Beeraley ah
#Cadaado #Galmudug #Somalia
Fiiro gaar ah:
Ujeedada aan u sameyno muuqaalada nuucaan oo kala ah waa dhiirigalinta beeralayda Galmudug.
Fadlan #Share garee si dad badan uga faa’iideystaan Video-gan
Hadii aad dooneyso in aad daawato Muuqaalo barnaamijkaan la xariira booqo https://www.youtube.com/channel/UCXm-msZMf7gXAnmO1zXwWlA/videos