Wararkii ugu dambeeyey deegaanada Galmudug.

Waxaa deegaanada Galmudug saacidihii lasoo dhaafay ka dhacay dhacdooyinka kala duwan. Xalay ayaa waxaa Askari boolis ah lagu dilay degmada Hobyo, kadib markii ciidan beeleed weerareen xarunta Madaxtooyada Hobyo, halkaas oo Askartii Booliska iska caabiyeen weerarka, waxaana Askarigii geeriyooday saaka lagu Aasay Hobyo, waxgaradka deegaanka ayaa ku guuleystay in dajiyaan xiisad ka dhalatay dilka askarigaas, […]

Continue Reading

Baaritaankii Gaadiidkii Kunteenarada oo lasoo gabangabeeyey (Sawirro)

Waxaa galabta lasoo gabangabeeyey baaritaankii gaadiidkii Kunteenarada siday, gaadiidkan ayaa lagu baaray xerada tababarada ciidamada Guuleed Duleedka Cadaado. Guddi Saraakiil ciidan ah ayaa howshan horkacayey, waxaana baaritaanku bilowday abaara 11:00 barqanimo, wuxuuna soo gabangaboobay galabta 5:00 galanimo. Gaadiidkan oo gaarayey 6 gaari, ayaa siday min hal kunteenar oo nuuca Xafiis iyo guryo loo adeegsado. Labo […]

Continue Reading

Daawo: Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay Dhalinyarada

Madaxweynaha Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto ayaa maanta kulan la qaatay dhalinyarada Galmudug, waxaana ay ka wada hadleen sidii loo dardargalin lahaa howlaha Maamulka Galmudug. Gudoomiyaha Dhalinyarada Galmudug Axmed Maxamed Cumar [Caruuse] iyo Gudoomiyaha Ciyaaraha Galmudug Cabdifitaax Cabdullaahi Warsame [Baadshaa] ayaa ka hadlay goobta, iyagoo Madaxweynaha u gudbiyey caqabadaha heysta dhalinyarada Galmudug. Halkaan ka daawo […]

Continue Reading

Wajiga 1aad ee Fulinta heshiiskii colaadii Xeraale (Video+Sawirro)

Waxaa maanta ka dhacay degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud wajiga koowaad ee fulinta heshiiska colaadii walaalaha reer fiqi Muxumed, Waxgaradka Beesha reer Xaaji Saleebaan oo arintan u istaagay ayaa horey ugu guuleystay in heshiis dhex dhigaan reer Fiqi Muxumed. Qeybta koowaad ee diyada 33 qofood oo ku dhintay colaadaas ayaa maanta lagu bixiyey halkaas, waxaana […]

Continue Reading

Xaaf iyo Shaakir oo Maanta tagaya Gaalkacyo

Hogaamiyayaasha Galmudugta Dusmareeb Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa la filayaa in maanta tagaan Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug. Labadan Masuul ayaa safar cirka ah ku tagi doona Gaalkacyo, Waxaana la filayaa in ay halkaas beri kula kulmaan Ergeyga gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya  Nicholas Haysom iyo wakiilka […]

Continue Reading

Daawo: Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabay Gole Wasiiro cusub

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Axmed Baasto ayaa magacaabay Qeybta 1aad ee Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 11 Wasiir. Wasiirka cusub ee Madaxtooyada Galmudug Cumar Guureeye ayaa saxaafadda u aqriyey liiska Golaha Wasiirada cusub. Mudane Maxamed Cabdi Maxamed, Wasiirka Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka. Mudane Maxamed Xayir Nuur, Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose. […]

Continue Reading

Daawo: Shirka Golaha Wasiirada Galmudug

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug waxaa maanta ka dhacay shirka Golaha Wasiirada Dowlad goboleedka Galmudug, waxaana shir gudoomiyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Maxamuud Xasan Baasto. Shirkan ayaa looga hadlay arimaha Siyaasadda, Amniga iyo Arimaha Bulshada deegaanada Galmudug, waxaana markii uu soo dhamaaday warfidiyeenada la hadlay Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Galmudug Cabdiraxmaan Jaamac Faarax Heeloos. halkaan ka […]

Continue Reading

Maxaa ku kalifay Ahlu Sunna taageeridda Baaqii Madaxweyne Farmaajo?

Warqad xalay kasoo baxay xafiiska Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayuu ku taageeray baaqii Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Warqaddan ayaa muujinaysa in Axmed Ducaale Xaaf meel cidlo ah soo istaagay kadib markii Ahlu Sunna oo uu isku haleynayey ay dagaalka uga baxeen. Waxaana sida aan xog ku helnay warqadan la diyaariyey maalmo […]

Continue Reading