Dhismaha Dugsiga Deegaanka Dhagaxdheer oo la dhagax dhigay (Sawirro)
Madaxweynihii hore Maamulkii Ximan & Xeeb Maxamed Cabdullaahi Aadan Tiiceey iyo Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxmaan Tootoole ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay Dhismaha Dugsiga Hoose/Dhexe ee deegaanka Dhagaxdheer ee degmada Cadaado. Dhagaxdhigan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiin ka socday maamulka Galmudug iyo qeybaha Bulshada, Maamulka degmada Cadaado iyo Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa […]
Continue Reading