Wasiir Sabriye oo gaaray Magaalada Cabudwaaq (Sawirro)

Wafdi ka socda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya uuna hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamuud Sabriye  ayaa maanta gaaray magaalada Cabudwaaq waqooyiga gobolka Galgaduud. Masuuliyiintaan ayaa waxaa safarkooda ku wehlinaya wasiiru dowlaha Howlaha Guud Axmed Qoorqoor, Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha Cabdikariin Khaliif, Taliyihii hore xoogga dalka Gen. Gorod Iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug. […]

Continue Reading

Xildhibaan Odawaa oo lagu soo dhaweeyey Gaalkacyo (Sawirro)

Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug ayaa maanta waxaa lagu soo dhaweeyey wafdi uu hogaaminayey wasiirkii hore Arimaha Gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa. Wafdigan ayaa saaka kasoo kicitimay magaalada Cadaado xarunta Baarlamaanka Galmudug, Masuuliyiinta iyo qeybaha Bulshada ayaa xildhibaanka kusoo dhaweeyey duleedka Gaalkacyo. Xildhibaan oo la hadlay bulshadii soo dhaweysay ayaa sheegay in uu yimid inuu […]

Continue Reading

Xildhibaan Odawaa oo si weyn loogu soo dhaweyey Baxdo (Sawirro)

Wasiirkii hore Arimaha Gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Baxdo gobolka Galgaduud. Xildhibaanka ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyey gudoomiyaha degmada Cadaado iyo masuuliyiin kale. Sidoo kale xildhibaanka ayaa daah furay dhowr mashruuc: Dhagax dhigga Dhismaha 4 qol oo lagu kordhinayo Dugsiga Baxdo, Dhismahan ayaa waxaa si wadajir ah […]

Continue Reading

Askartii Itoobiyanka oo dib loogu celiyey dalkooda (Sawirro)

Wafdi ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta barqadii gaaray deegaanka Galinsoor ee degmada Cadaado, wafdigan ayaa waxaa hogaaminayey wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamuud Sabriye. Wafdigan ayaa kulan la qaatay dadka deegaanka, waxaana wadahadal dheer la isku afgartay in Labadii askari ee itoobiyaanka aheyd ee lagu qabtay dagaalkii Kaxandhaale dib loogu celiyo dalkooda, balse […]

Continue Reading

Gidheys: Xarunta Dhalmada Hooyada uurka leh oo la dhagax dhigay (Daawo)

Wasiirkii hore Arimaha Gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa iyo gudoomiyaha degmada Cadaado Cabdullaahi Tootoole ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay xarunta Dhalmada Hooyada Uurka leh deegaanka Gidheys ee degmada Cadaado. Xaruntan ayaa waxaa dhisaya Jaaliyadda Dibadda ee kasoo jeeda deegaankan, Farxaan Maxamed Dhoore oo wakiil ka ahaa Jaaliyadda ayaa balan qaaday in jaaliyaddu bixin […]

Continue Reading

Wasiirka Arimaha Gudaha DFS oo gaaray Galinsoor

Wafdigii ka socday dowladda Federaalka ee shalay soo gaaray Cadaado, ayaa maanta safar ku tagay Magaalada Galinsoor halkaas oo lagu hayo 2 askari oo itoobiyaan ah. Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminaya wasiirka Arimaha Gudaha DFS Cabdi Sabriye, waxaana safarkiisa ku wehliya Wasiiru dowlaha Howlaha Guud DFS Axmed Qoorqoor, Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha DFS Cabdikariin Khaliif […]

Continue Reading

Wasiirka Arimaha Gudaha DFS ayaa si weyn loogu soo Dhaweeyey Cadaado (Sawirro)

Waxaa maqribnimadii kasoo dagay garoonka diyaaraha Cadaado wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya, wafdigan ayaa waxaa hogaaminayey wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamuud Sabriye, waxaana safarkiisa ku wehliyey Wasiiru dowlaha Howlaha Guud DFS Axmed Cabdi Kaariye [Qoorqoor], wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha DFS C/kariin Khaliif Dhalac, iyo Taliyihii hore Xoogga Dalka Gen Gorod. Dadweyne farabadan […]

Continue Reading

Xildhibaan Odawaa oo Xarigjaray Ceel biyoodka Deegaanka Xinjilab (Daawo)

Wasiirkii hore arimaha gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa ayaa xarigjaray Ceel biyood uu ka hirgaliyey deegaanka Xinjilab ee degmada Cadaado. Dhanka kale munaasabadda xarigjarka ayaa waxaa kasoo qeybgalay wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Galmudug, Gudoomiyaha Degmada Cadaado. Xildhibaan ka dhabeeyey Balanqaad uu u sameeyey dadka deegaanka bartamihii 2015, ceelka ayaan waxaa ka faa’iideysan doona tuulooyin badan […]

Continue Reading

Askar itoobiyaan ah oo lagu qabtay dagaalka Kaxandhaale

Deegaanka Kaxandhaale ee ku yaala xadka Soomaaliya iyo Soomaali galbeed ayaa labadii maalin ee lasoo dhaafay waxaa ka dhacay dagaal u dhaxeeyey laba maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda Dhabad iyo Galinsoor. Dagaalkii dhacay 28/12/2018 ayaa waxaa kusoo biiray ciidan itoobiyaan ah, goobta dagaalku dhacay waa 12 km gudaha Soomaaliya sida ay inoo xaqiijyeen goobjoogayaal, […]

Continue Reading

Cadaado: Soo dhaweyntii Wasiirkii Hore Arimaha Gudaha DFS C/raxmaan Odawaa

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey Wasiirkii Hore Arimaha Gudaha iyo Federaalka Dowladda Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa. Masuuliyiin iyo boqaal shacab ah ayaa kusoo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Cadaado, Xildhibaan Odawaa oo khudbo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey goobta ayaa ka hadlay khilaafka Galmudug, Dagaalka Kaxandhaale iyo mashaariic uu […]

Continue Reading