Cadaado: Soo dhaweyntii Wasiirkii Hore Arimaha Gudaha DFS C/raxmaan Odawaa

Wararka Galmudug Wararka Maanta

Magaalada Cadaado xarunta Barlamaanka Galmudug waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey Wasiirkii Hore Arimaha Gudaha iyo Federaalka Dowladda Soomaaliya Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa.

Masuuliyiin iyo boqaal shacab ah ayaa kusoo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Cadaado, Xildhibaan Odawaa oo khudbo dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey goobta ayaa ka hadlay khilaafka Galmudug, Dagaalka Kaxandhaale iyo mashaariic uu doonayo inuu xarig jaro maalmaha soo socda.

halkaan ka daawo soo dhaweynta.