Galmudug oo shaacisay Doorashada 21 Kursi
Guddiga Doorashooyinka SIET Galmudug ayaa Shaaciyey qabashada 21 Kursi ee doorashada golaha shacabka ee JFS.
Continue ReadingWarar Xaqiiqo ah waa Astaanteena
Guddiga Doorashooyinka SIET Galmudug ayaa Shaaciyey qabashada 21 Kursi ee doorashada golaha shacabka ee JFS.
Continue ReadingWaxaa dagaal xooggan wali ka socdaa gudaha degmada Baxdo ee gobolka Galgaduud, halkaas oo ay saaka aroortii soo weerareen Ururka Alshabaab. Ciidamada deegaanka oo ay hormuud u yihiin maamulka Degmada Baxdo iyo culimada ayaa iska caabin kala horyimid shabaabkii weeraray halkaas, waxaana wali la maqlayaa rasaas dhacaysa. Ciidamada DFS iyo Galmudug ayaa gurmad ahaan uga […]
Continue ReadingMadaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa saxiixay Wareegtada Degmanimada Guriceel gobolka Galgaduud.
Continue ReadingGuddiga Doorashada heer Dowlad goboleed Galmudug ayaa shaaciyey doorashada 5 Kursi ee ugu horeysa Golaha Shacabka BFS. HOP043 Murusade- Habar Adinle HOP054 Mareexan-Ilmo Adeerro HOP104 Dir- Saleeban Cabdalle HOP067 Wacaysle – Macalin Dhiblawe. HOP026 Duduble – Maqalsame
Continue ReadingSenator Yuusuf Geelle Ugaas (Dhageey) ayaa iska casilay kursigii Aqalka Sare ee dhowaan dib loogu doortay isagoo doortay in uu u tartamo golaha shacabka. Warqad uu u diray madaxweynaha Galmudug ayuu sababta uu kursiga isaga casilay ku sheegay inuu rabo in reerka uu ku matalo Baarlamaanka uu ka dhex sameeyo siyaasad caafimaad qabta sida uu […]
Continue ReadingMadaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo ka hadlayey munaasabadda sagootinta Ra’iisulwasaare Rooble ayaa sheegay in ay dhawaan bilaabayaan doorashada Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya “Anigoo ku hadlaya magaca Dowladda Galmudug, waxaan diyaar u nahay in aan maalinta barri ah guda gali doono 5ta xubnood ee ugu horreysa doorashada aqalka hoose. Guddiga […]
Continue ReadingBaarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa cod Aqlabiyad ah ku ansixiyay Degmanimada Magaalada Gurceel ee gobolka Galgaduud, kadib soojeedinta Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug. Golaha wasiirada Galmudug ay horey u ansixiyey in Guriceel degmo loo aqoonsado. Waxaana hindisahan horgeeyay baarlamaanka wasaaradda arrimaha gudaha Galmudug si loo soo dhameystiro habraaca degmada Guriceel. Guriceel ayaa ka mid ah magaalooyinka […]
Continue ReadingRa’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad-goboleedka Galmudug. Ra’iisul Wasaaraha iyo wefdigiisa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ku dhaweeyay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, Guddoonka Barlamaanka Galmudug ,mas’uuliyiin iyo dadweyne badan. Ra’iisul Wasaaruhu Inta uu joogo Dhuusamareeb waxa uu kulammo la yeelan doonaa madaxda Galmudug iyo qeybaha […]
Continue ReadingGuddiga Doorashada heer Dowlad goboleed Galmudug ayaa soo saaray Jadwalka Doorashada 2 Kursi Aqalka sare ee BFS ee Galmudug.
Continue ReadingXildhibaan Mahada Maxamed Salaad oo ah xildhibaan laga soo doorto degmada Guriceel gobolka Galgaduud ayaa weerar afka ku qaaday Hoggaanka ururka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ee dhawaan laga saaray Magaalada Guriceel kadib dagaalo socday muddo afar maalmood. Xildhibaanka ayaa hadalkaan ka jeediyey Munaasabad ay isugu yimaadeen waxgaradka deegaanka, halkaan ka daawo Muuqaalka […]
Continue Reading