Home » Archives by category » Wararka Galmudug (Page 3)

Galmudug iyo Ahlu sunna oo heshiis gaaray (Sawirro)

Share This Post

Dowlad goboleedka Galmudug iyo garabka Ahlu sunna ayaa goordhow dalka Jabuuti ku kala saxiixday heshiis horudhac ah kadib 8 maalmood oo ay ku sugnaayeen dalka Jabuuti. Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Hogaamiyaha Ahlu sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa labada dhinac u kala saxiixay heshiiska. Heshiiska ayaa…

Daawo Video : Beerta Magool ee ku taala Magaalada Cadaado

Share This Post

Beerta Magool #Cadaado oo aan booqanay maanta, waxa aan kula kulanay Daahir Cabdille Xasan Guutaale, waa nin dhalinyaro ah oo ku fikiray inuu beer ka sameeyo Cadaado, firkiisa hadda waa miro dhalay, Beertaan waxaa ku beeran 320 geed oo Liin dhanaan ah , Cambe, Qare, Baamiye, Masago, Galey iyo Calafka Xoolaha. saaka…

Afar Qodob oo laga bartay Shirka Galmudug iyo Ahlu-sunna

Share This Post

Shirka Jabuuti ee Ahlu-sunna iyo Galmudug ayaa wili soconaya waxaana jira warar Sheegaya in isku soo dhawaansho labada dhican uu jiro waa Wafdiga uu horkacayo Madaxwaynaha Galmudug Xaaf iyo Shiikh Shaakir oo Ahlu-sunna Wafdigeeda Hugaaminaya oo la sheegayo in ay jiraan isfahan laga gaaray Awood Qaybsiga Maamulka Garahaan in Laysku…

Maxa ka jira Heshiiska Galmudug iyo Ahlusunna?

Share This Post

Magaalada Jabuuti ee Caasimadda Dalka Jabuuti waxaa baryahaan kasocday Shirka lagu heshiisiinayo Maamulada Galmudug iyo Ahlusunna Shirkaan oo ay Maalgalinayso IGAD ayaa furmay 27 November waxaana kasoo baxayay warar kala duwan. Maalmihii ugu horeeyay ee Kulamada ayaa u badnaa aqoon is waydaarsi labada dhinac ah oo ku aadan habka loo xaliyo…

Odawaa oo soo Dhaweeyay Wadahadalada Galmudug iyo Ahlusuna

Share This Post

Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa soo dhoweeyay wada hadalada ka furmay Jabuuti ee u dhaxeeya Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna. Xildhibaan Odawaa ayaa sheegay inay rajeynayaan in wada hadalada ka furmay Jabuuti inay ka soo baxaan natiijo wax ku ool ah oo u horseeda dadka Galmudug…

Ahlu-sunna oo ku kala qaybsan Wadahadalada Galmudug

Share This Post

Madaxwayne ku xigeenka Ahlu-sunna Cabdulaahi Xirsi Diirshe Daacad oo ka hadlayay Shirka lagu heshiisiinayo Maaamulkiisa Ahlu-sunna iyo Galmudug oo Shalay ka furmay Jabuuti ayaa Dhaliilay Shirka.Daacad waxuu ugu horayn Sheegay inuu soo dhawaynayo tilaabo kasta oo loo maro wado sax ah ee layskugu keenayo Maamulada Galmudug iyo Ahlu-sunna Waljamaaca balse…

Akhriso:Magacyada Madaxda Ka qayb-galaysa Caleemasaarka Kenyatta

Share This Post

Munaasabadda Caleema saarka Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka socota Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Caleemasaarka Kenyatta waxaa bar bar socday banaanbax ay ku baaqeen hoggaamiyayaasha mucaaradka Kenya oo sheegay in Nairobi iyo Gobollada kale ee Kenya ay ka dhici doonaan dibadbax ka dhan ah Kenyatta. Madaxweynayaasha ka…

Muwaadin Soomaali ah oo lagu xiray Australia

Share This Post

Booliska wadanka Australia ayaa xabsiga dhigay nin dhalinyaro ah oo  asalkiisu yahay  Soomaali kaasoo lagu eedeeyay in uu qorsheynayay weeraro ka dhan ah dadka Australianka ah xilliga Ciidda Masiixiga. Ninkan oo aan magaciisa la shaacin ayaa laga soo qabtay guri uu ka degenaa halka lagu magacaabo Werribee, oo qiyaastii 32…

Cali Gacal’Shirka Jabuuti maaha mid lagu heshiinayo

Share This Post

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Galmudug Cali Gacal Casir oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa wax laga waydiyay Shirka Maanta ka Furmay Dalka jabuuti ee u Dhaxeeya Galmudug iyo Ahlu-suuna kaas oo ay garwadeen ka yihiin Dowladda Jabuuti Iyo Urur Goboleedka IGAD. Cali gacal ayaa sheegay in sharkaasi uusan ahayn mid si…

Sawirro: Shirkii Galmudug iyo Ahlu sunna oo ka furmay Jabuuti

Share This Post

Waxaa goordhow ka furmay dalka Jabuuti Shir looga hadlayo dib u heshiisiinta Galmudug iyo Ahlusunna, Shirkaan ayaa waxaa kasoo qeyb galay wufuud ka socota labada dhinac, waxaana si wadajir ah u hogaaminaya Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka Soomaaliya iyo Urur Goboleedka IGAD. Shirkan ayaa socon doono saddex maalmood sida la…