Hay’adda Culumada Soomaaliyeed oo ku baaqday in la joojiyo colaada Gaalkacyo

Gudoomiyaha hey’adda culumada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa sheegay in lagama maarmaan ay tahay in la joojiyo dagaalka ka dhacay Gaalkacyo, islamarkaana laga shaqeeyo sidii loo baajin lahaa dagaal kale oo halkaasi ka dhacay. Sheekh Bashiir ayaa baaq nabadeed u diray dhinacyada ku dagaalamay Gaalkacyo isagoo ka digay cawaaqib xumida ka dhalan karta colaadda […]

Continue Reading

Galmudug oo si kulul ugu jawaabtay Puntland

WAR-SAXAAFADEED MADAXTOOYADA GALMUDUG- CADAADO Waxaa shalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Dowlad- Goboleedka Galmudug iyo kuwa Puntland kadib markii ay dhismo ka bilaabeen dhul aan dhismo loogu talo gelin oo murano ka jireen iyaga oo howlgalkooda ka bilaabay rasaas ay soo fureen, ciidamada Galmudugna halkaas ayay difaac iyo iska cabin ka bilaabeen. […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Galkacyo

Waxaa saaka aroortii dagaal ka bilowday xaafada Garsoor ee galbeedka Magaalada Galkacyo, waxaana dagaalkan u dhaxeeyaa ciidamada Maamulada Galmudug iyo Puntland. Dagaalka ayaa ka bilowday kadib markii maamulka Puntland bilaabaan dhismaha garaash lagu xareeyo xoolaha kala rogga, taas oo ay ka biyo diideen maamulka Galmudug, waxaana dagaalku saaka ku bilow raas fudud, inkastoo barqanimadii oo […]

Continue Reading

Galmudug: Shaxda Qeybsiga Xubnaha Aqalka Sare

Waxaa todobaadkan ka socday magaalada Cadaado qeybsiga xubnaha aqalka sare federaalka u matalaya dowlad goboleedka Galmudug, waxaana loo tartamayaa 8 xubnood oo Galmudug kusoo aaday, ugu yaraan halkii xubin waxaa u sharaxan laba musharax. Odayaasha iyo waxgaradka beelaha ayaa ku qulqulayey madaxtooyada Galmudug, waxaana jiray is riix riix siyaasadeed, 11 beelood ee Galmudug ayaa beelaha […]

Continue Reading

C/kariim Guuleed oo safar deg deg ah ugu ambabaxay Muqdisho(Warbixin+Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug muadane Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa maanta u kicitimay Magaalada Muqdisho Caasimada dalka . Madaxweynaha ayaa garoonka waxaa ku siisagootiyay madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xashi Cabdi qaar kamid ah Golaha wasiirada. Safarka maanta madaxweynuhu kugarayo xamar ayaa waxaa ku wehliyaya wasiirka Amniga gudaha Cismaan ciiae taar, wasiirka Madaxtooyada Galmudug Xuseen iidow ,Gudoomiye […]

Continue Reading

Sawirro: Alshabaab oo 6 Ruux ku dilay xalay Magaalada Mandheera

ilaa 6 qof ayaa ku geeriyooday  weerar Alshabaab xalay ku qaadeen mid kamid ah xaafadaha magaalada Mandhera ee dalka Kenya, Saraakiisha Booliiska Mandhera ayaa sheegay in ay soo badbaadiyeen dad gaaraya 27 qof, iyadoo laga yaabo khasaaraha in uu intaasi ka bato. Xaaladda guud ee magaalada Mandhera waa mid aad u kacsan, waxaana lasoo sheegayaa in […]

Continue Reading

Waa sidee saaka xaalada magaalada Godinlabe?

Sidaas la socotaan waxaa tan iyo shalay xiisad ka taagneyd duleedka koofureed ee magaalada Godinlabe oo aheyd bar ay canshuurta ku qaadaan maamulka Galmudug. Kadib dagaal dhacay shalay duhurkii, waxaa xalay odayaal iyo waxgarad kale isku dayeen inay qaboojiyaan xiisada, iyagoo ku guuleystay in ciidankii Nabad sugidda dib u soo raraan, balse waxa ay ku […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey Xaalada Godinlabe

Waxaa caawa dagan jawiga magaalada Godinlabe oo 28 km koofur uga beegan degmada Cadaado ee xarunta kumeelgaarka ah ee Maamulka Galmudug. Duhurkii maanta ayaa dagaal muddo socday ku dhexmaray duleedka Godinlabe Ciidamada NISA iyo ciidan jodgooyo dhigtay, waxaana dagaalka ka dhashay khasaaraha 3 ruux oo dhaawac ah oo labada ciidan ah. Magaalada Guriceel ayaa waxaa […]

Continue Reading

(Daawo) Cadaado: Mushaar loo qeybiyey Ciidanka Xoogga Dalka Qeybta 21-aad

Waxaa maalmahaan ka socday Xarunta kafaalo ee Magaalada Cadaado mushaar bixinta ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan qeybta 21-aad oo ka howlgasha gobolada dhexe, Mushaarkan ayaa waxaa ciidanka ugu deeqday dowlada imaaraatka carab, waxaana howshan fulisay shirkad Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Gorgor. Ciidamadan ayaa loo qeybiyey mushaarka 5 bilood ah, Abaanduulaha Qeyba 21-aad G/Sare Cabdullaahi Aadan […]

Continue Reading