Abwaan Singub (1944-2019)… W/Q: Cumar Seerbiya
Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise Singub Alle ha janneeyo , sannnadkii 1944 ayuu ku dhashay deegaanka Dhagaxbuur , gobolka Jarar ee dhulka Soomaali galbeed , halkaasi ayuu muddo ka ahaa Geeljire markii uu kacaamay sidoo kalena wuxuu bartay isla waqtigaasi Quraanka Kariimka ah oo uu dhammeeyey. Waxa jirtay in yaraantiisii mar uu dab ku dhacay ka […]
Continue Reading