Home » Archives by category » Caafimaadka (Page 3)

Isbitaalka Xoogga dalka oo dib loo dhisayo (Sawirro)

Share This Post

Munaasabad kooban oo loo sameeyay dib u dhiska Isbitaalka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayana ka qeybgaleen Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya ,Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka iyo Hay’ado ka qeyb-qaadanaya dib u dhiska ayaa shalay lagu qabtay Xaruunta Isbitaalkaasi ee Magaalada Muqdisho. Xafladda oo ay sidoo…

Daawo: Mashruuca Balaarinta Dhismaha isbitaalka Cadaado oo la dhagax dhigay

Share This Post

Wasiirada Caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug  Marwo Naciimo Maxamuud Maxamed iyo gudoomiyaha degmada Cadaado Mudane Cabdullaahi C/raxmaan Tootoole ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Mashruuca balaarinta dhismaha isbitaalka guud ee degmada Cadaado oo ah xarunta kumeelgaarka ah ee Galmudug. Mashruucan ayaa waxaa ku baxaya lacag ka badan 300,000 dollar,…

Khatar Caafimaad oo ka dhalan karta Mobile-ka jeebka Surwaalka lagu qaato

Share This Post

Baqdinta laga qabay caafimaad daro ka dhalata mobile-ka oo lagu qaato jeebka surwaal ayaa sare u kacday, kadib markii quburo caafimaad sheegeen in mobile-ku oo jeebka surwaalka la gashto ay saameyn ku yeelato ragga, gaar ahaan dhanka taranka. Cilmi baaristan cusub oo ka kooban 21 bog ayaa cadeynaysa in ragga…

Dhageyso: Cudurka Jadeecada oo ka dilaacay degmada Docoleey

Share This Post

Degmada Docoleey ee gobolka Galgaduud ayaa laga soo sheegayaa inuu fara ba’an ku hayo cudurka jadeecada, waxaana qaar ka mid ah  Waxgaradka Degmadaasi oo ay wareysatay idaacada Codka gobolada dhexe ee magaalada Cadaado sheegeen in cudurka Jadeecadu soo ritay dad fara badan gaar ahaan dadka da’doodu ka yar tahay 15…

Page 3 of 3123