Dowladda Soomaaliya oo Daahfuray Manhajka Mideysan ee Dugsiyada Hoose Dalka (Sawirro)

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo bandhigtay Manhajka Mideysan ee dugsiga hoose Dalka, Manhajkaan ayaa ka kooban buugta fasalka koowaad ilaa fasalka afaraad, waana manhajkii ugu horeeyey ee Dugsiga Hoose ee Dowlada Soomaaliya soo saarto tan iyo burburkii Soomaaliya. Munaasabadda ayaa Waxaa goobjoog ka ahaa Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Soomaaliya Mudane […]

Continue Reading

Jaamacadda SIU oo Tababar u qabatay Ardayda ka qalinjabiyey Dugsiyada Sare Cadaado (Sawirro)

Xubno ka socday Jaamacadda Caalimiga Soomaaliya (Somali International University SIU ) ayaa magaalada Cadaado tababar ugu qabtay Ardayda sanadkaan ka qalinjabiyey Dugsiyada Sare Cadaado. Tababarkan ayaa ardayda loogu sharaxay kuliyadaha Jaamacadda SIU, iyo habka xulashada kuliyadaha. Sidoo kale ardayda ayaa halkaa ku daawaday muuqaal sharaxaya sida ay jaamacadda SIU ugu heelan tahay waxbarashada bulshada Soomaaliyeed. […]

Continue Reading

Dufcadii 1-aad oo ka Qalinjabiyey Jaamacadda Geeska Afrika Xarunta Cadaado (Sawirro)

Jaamacadda Geeska Afrika qeybteeda Magaalada Cadaado ayaa shalay waxaa ka bilowday difaacashada Buugga Qalinjabinta Dufacadii koowaad ee dhameysa Public Adminstration. Ardaydan ayaa noqonaya kuwii ugu horeeyey oo Jaamacad uga baxa Magaalada Cadaado, waxaana tiradoodu gaaraysaa 15 Arday. waxayna usoo dhabar adeygeen 4 sano oo waxbarasho. iyagoo buugta ay ku qalinjabiyeen xoogga ku saaray cilmi baarisyo […]

Continue Reading

“MA DOORAN LAAKIIN MACAANKEEDII BUU DAREEMEY”

Cabdisalaan Maxamed Yaasiin (Sadiiq) Markuu dhameystey Dugsiga Sare ayaa isaga  iyo Waalidkiis isku afgarteen in uu sii wato Waxbarashadiisa  ilaa Heer Jamaacadeed, wuxuuna  isaga iyo Waalidkii isku raaceen in uu galo Jaamacadaha ku yaal Magaalada Muqdisho. Markii uu galey Imtixaankii Qabuulka ee Jaamacadda Ummada, ayaa wuxuu  Gudbistey Codsigiisa ahaa in uu barto Dhaqaalaha  ama Beeraha hase yeeshee,yadiiladaas aad bay ugu  weyneyd […]

Continue Reading

SOMAALILAND LAMA DAAYO LAMANA DAAWEEYO!!

Gobolada Waqooyi –Somaliland – waxay xuriryadda qaadatay 26 Juun 1960. waxay ka xorowday gumeystihii ingiriiska, muddo shan maalmood ah ( 26 – 30 juun 1960 gobolada waqooyi waxay ahaayeen gobolkii ugu horeeyay ee shantii Soomaali weyn xoroobay. Shicibka gobolada waqooyi waxay ku waasheen oo ay jeclaayeen Soomaali weyn. 1dii Luulyo 1960 waxay la midoobeen goboladi […]

Continue Reading

QAMAR GUURKEEDA QABRIYAA KA XIGAA!!

Sheeko Dhab ah oo ka Dhacdey Baadiyaha Cadaado Hooyadeey Alaha u Naxariistee ayaa iiga sheekeysey Yaraateydii Qiso Dhab ah  oo iIaa Hadda aan Hilmaamin  waxaana Goostey in aan Bulshada maanta la Qaybsado ama la wadaago  ,Waxay ka Dhacdey Baadiyaha Cadaado , Reer ay Deris ahaayeen Hooyadeey  ayaa Wiilkooda waxay u sheegeen in Beri loo Aqalgeynayo Ina Hablaayo, markaasuu Hooyadii […]

Continue Reading