Kulan looga hadlayay adkaynta ilaalinta Xeebaha Dalka oo Muqdisho lagu qabtay

Aqoon is weydaarsi looga hadlayey sidii loo heli lahaa Ciidan Boliis ah oo awood u leh ilaalinta Xeebaha Dalka, ka hortagga Tahriibka, isku socodka kooxaha Argagaxisadda iyo kuwa ka ganacsadda waxyaabaha maanka dooriya ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulanka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Wasaaradda amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, waxaana ka qeyb galay Saraakiil […]

Continue Reading

War-Murtiyeed: Banbax-hawleedka Saddex-Geesoodka ah ee Hay’adaha Dastuurka oo soo xirmay

War-Murtiyeed Kulan wadajir ah oo ay isugu yimaadeen saddexda Hay’adood ee u xilsaaran Arrimaha Dib-u- eegista Dastuurka oo kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga la Socodka Dib -u- Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka ee BFS iyo Guddiga Madaxabannaan ee dib -u-Eegista iyo Hirgelinta Dastuurka 15 – 17 Sebtember 2019, ayaa lagu qiimayay howlihii la soo qabtay […]

Continue Reading

War-Murtiyeed: Shirweynaha Dib-u-Hshiisiinta Galmudug

War-Murtiyeed Shirweynaha Dib-u-Hshiisiinta Galmudug 16ka September 2019 BISMILLAAHI RAXMAANI RAXIIM, Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta, Guddiga Qabanqaabada Shirweynaha Dib-u-Heshiisiinta Galmudug iyo ergooyinkii shirka ka soo qeybgalay oo ay hoggaaminyaan duubaabka dhaqanka ee beelaha Galmudug, waxa ay si weyn ugu faraxsanyihiin in ay si habboon ugu qabsoommeen kulammadii hordhaca ahaa ee xallinta khilaafaadka (17kii August […]

Continue Reading

Musharax Odowaa oo lagu soo dhaweeyey Dhuusamareeb (Sawirro)

Musharax Madaxweynaha Galmudug Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Dhuusamareeb caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug. Musharax ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb kusoo dhaweeyey xildhibaano federaal ah, masuyliyiin kale iyo shacab farabadan. Dhanka kale musharaxa ayaa qaar ka mid ah dadweynaha magaalada Dhuusamareeb kula hadlay garoonka […]

Continue Reading

Jubbaland & DFS oo siyaabo kala duwan uga hadlay xariga Wasiir Janan

Booliiska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhaqaaqay in ay Sabtidii shalay xabsiga dhigeen wasiirka Amniga Jubaland oo sida ay sheegeen ku eedaysan dembiyo culus balse aysan faahfaahin. Taliye kuxigeenka Booliska Soomaaliya Sarreeye Guuto Zakiya Xuseen ayaa sheegtay in Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ay shalay soo xireen eedaysane C/Rashiid Xassan Nuur (Janan) oo ku eedaysan dembiyo culus […]

Continue Reading

Madaxweynaha Hindiya oo warqadaha ka guddoomay Danjiraha Soomaaliya

Danjiraha Soomaaliya ee dalka Hindiya Marwoo Faadumo C/llahi Maxamuud (insaaniya)ayaa gudbisay warqadaha aqoonsiga ee safiirnimo,iyadoo munasabad looga guddoomayay warqadaha aqoonsiga danjirenimo ay ka dhacday xarunta Madaxtooyada ee dalkaasi Hindiya. Munaasabadda oo si heer sara ah loo soo agaasimay waxaa safiirka ku wehlinayay diblomasiyiin ka tirsan safaaradda oo uu ugu horeyo lataliyaha kowaad ee safaaradda Axmed […]

Continue Reading