MD Farmaajo oo magacaabay Taliye ku xigeenka Booliska

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) ayaa wareegto ugu magacaabay Taliye Kuxigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed. Sarreeye Guuto Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) ayaa beddalay Taliye Kuxigeenkii hore ee Ciidanka Booliska Sarreeye Guuto Siciid Axmed Kadiye. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u rajeeyey Sarreeye Guuto […]

Continue Reading

Madaxweyne Farmaajo oo Dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib markii uu magaalada New York ee dalka Mareykanka kaga qayb-galay Meertada 74-aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay. Madaxweynaha ayaa intii uu halkaas ku sugnaa waxa uu ka qayb-galay shir heer sare ah oo looga hadlayey arrimaha Soomaaliya, […]

Continue Reading

Iibka Xafiiska Safaaradda Soomaaliya ee Washington D C.

Iibka Xafiiska Safaaradda Soomaaliya ee Washington D C Tix-raac qoraalkeygii hore ee ku saabsanaa Iibka Dhismaha Safaaradda Soomaaliya ee Washington D.C ee dalka Mareykanka. Wasiirka Maaliyadda wuxuu caddeeyay in lacagta lagu iibiyay Xafiiska ay ku deeqday Dowladda Qatar, amarka iibkana bixiyay Madaxweynaha Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Munaasabadda furitaanka, Madaxweyne Farmaajo lama socon halka ay ka […]

Continue Reading

SOOMAALIYA, MASAR IYO KENYA OO SHIR KU YEESHAY NEW YORK

SOOMAALIYA, MASAR IYO KENYA OO SHIR SADDEX-GEESOOD AH KU YEESHAY MAGAALADA NEW YOR NEW YORK, Wadahadallo saddex geesood ah oo ay magaalada New York ku yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta iyo Madaxweynaha Masar Mudane Cabdulfataax Al Sisi ayaa kusoo idlaaday is faham. Kulankan oo uu soo […]

Continue Reading

Nabaddoon Caan ah oo lagu dilay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo Xaafadda Suuqa Bacaad ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir ku dilay Nabadoon Caan ahaa. Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen xiliga Nabadoonka la dilayay uu ku sugnaa Suuqa Bacaad, isla markaana rag dhalinyaro ah oo watay Bastoolado ay toogteen, isagoona goobta ku geeriyooday. Kooxihii ka dambeeyay […]

Continue Reading

Islamic State trains in Somalia’s Puntland

In photos released online yesterday, the Islamic State showed fighters within its Somali branch training in a makeshift camp in Somalia’s northern Puntland region. The photo report details the militants undergoing basic weapons and physical training at the so-called “Dawoud al Somali” training camp, which is named after a killed military trainer of the group. […]

Continue Reading

WAR MURTIYEED…. BEESHA SACAD (Dhismaha Galmudug)

WAR MURTIYEED BEESHA SACAD 21/09/2019 Fadhi ay isugu yimaadeen odayaasha dhaqanka, siyaasiyiinta waxgaradaka, iyo dhammaan qaybaha kale ee bulshada Beesha Sacad maantay oo ay taariikhdu tahay 21/09/19, waxay si qoto dheer u lafa-gureen xaaladda guud ee siyaasadeed ee dalka iyo tan gaar ahaaneed ee Gal-mudug. Markay beeshu aragtay: Sida faham darrada ah ee loo maareeyey […]

Continue Reading

Warshiikh Waa Magaalo Ceynkee Ah ?

Magaalooyinka ku yaalla xeebaha Soomaaliya waa ay ka fac weyn yihiin magaalooyinka kale ee dalka sida ay taariikhdu qoreyso waxana magaalooyinka ku yaalla xeebaha soo booqday boqolaal sano ka hor badmaaxiin iyo badmareeno aduunyada ka socday . Warshiikh waxaa ay ka mid tahay magaalooyinkaa faca weyn leh sida Seylac, Muqdisho , Berbera,Bander Qaasim ama Booosaaso […]

Continue Reading

Xabaal University…. W/Q Hussein Sabriye

#XabaalUniversity W/Q Hussein Sabriye Maalin hore waxaan kulannay nin aan muddo kor iska naqaannay oo madaxa Xiriirka Bulshada(PR) ka ah jaamacad Muqdisho ku taalla, oo ku dhowaad 10 sano shaqeyneysa. Shaqada iyo waxbarashada ayaa ka mid ahaa waxyaabihii aan isbarashada ku wadaagnay, waxaana u sheegay in aan shahaadada koobaad ee jaamacadda ka qaatay cilmiga Kumbiyuutarka, […]

Continue Reading