Wasiirka Arimaha Dibada oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Maraykanka (Sawirro)
Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Dhiira gelinta Maalgashiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/salaam Hadliye Cumar ayaa maanta xarunta Safaaradda Mareykanka Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladdaasi ee fadhigiisu yahay Muqdisho Mr: Stephen M. Schwartz. Kulankaasi waxay labada dhinac ay uga wada hadleen arimo u badan xiriirka labada dal iyo kordhinta taageerada mareykanka uu siiyo […]
Continue Reading