Ban Ki-Moon oo soo dhoweeyay jadwalka doorashada Soomaaliya

Mr. Ban Ki-Moon Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey  ayaa soo dhoweeyay jadwalka doorashooyinka Soomaaliya ee sanadkan 2016 dhacaya, taasoo ay ku cadahay in doorashada Madaxweynaha ay dhaceyso 30-ka bisha October ee sanadkan. Mr Ban ayaa sheegay in geedi socodka doorashada 2016 ay muhiim u tahay safarka dheer ee ay Soomaaliya ku gaareyso dimoqraadiyada. Ban Ki-Moon […]

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug C/kariim Guuleed oo goordhow gaaray Galkacyo

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane C/kariim Xuseen Guuleed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow gaaray Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweyne Guuleed ayaa ka soo kicitimay Magaalada Muqdisho oo uu ku sugnaa labadii maalin ee la soo dhaafay, garoonka diyaaradaha Galkacyo ayaa madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa ku soo dhaweeyey Mas’uuliyiin iyo Shacab farabadan, waxaan […]

Continue Reading

Cajiib:Tababare Laga Ceyriyay Koox Uu Hogaamiyay Laba Kulan

Olympiacos ayaa ceyrisay tababare Victor Sanchez , kaas oo kaliya 47maalmood  mas’uul ka ah kooxda. 40-sano jirkaan ayaa loo magacaabay  kooxda ka dhisan Greek  23-kii bishii June ee sanadkaan , laakiin kooxda ayaa ku guuldaraysatay inay u soo baxdo Champions League. Olympiacos ayaa 1-0 waxaa ku garaacday kooxda Hapoel Be’er Sheva  ee isreebreebka wareega seddaxaad […]

Continue Reading

Daafaca kooxda Arsenal Gabriel Paulista Oo Garoomada Ka Maqnaanaayo Ilaa Siddeed Toddobaad

Daafaca kooxda Arsenal Gabriel Paulista ayaa garoomada ka maqnaanayo muddo lix ilaa sideed isbuuc ka dib dhaawac canqowga kasoo gaaray. 25-sano jirkaan ayaa bareelo looga saaray intii ay socotay kulankii axada, iyadoo tababare Arsene Wenger ka dib xaqiijiyay in uu dhaawac ka soo gaaray. Ciyaaryahanka reer Brazil ayaa haatan  garoomada ka maqnaanayo muddo ilaa laba […]

Continue Reading

Mauro Icardi Oo Meelna Uga Socon Inter Milan

Tababaraha cusub ee Inter Milan Frank de Boer ayaa sheegay in Mauro Icardi aan la iibin doono xagaagan. 23-sano jirka reer  Argentine ayaa captain u ah kooxda ka dhisan Serie A, waxaana  si xoogan loola xiriirinaayey  Arsenal iyo Napoli  dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay. Waxay dhawaan sheegtay saxaafadda Talyaaniga in Arsenal diyaar u yihiin […]

Continue Reading

Safiiro maanta hoygiisa kusoo booqday Madaxweyne Guuleed (Sawirro)

Safiirada Wadamada Carabta U Fadhiya Soomaaliya Ayaa Maanta Hooygiisa Kusoo Booqday Madaxweynaha Dowlada Galmudug Abdikarim Hussein Guled Oo Maalmihii Lasoo Dhaafay Howlo Caafimaad Dalka Dibadiisa Ugu Maqnaa Oo Shalay Soo Gaaray Muqdisho. Madaxweynaha ayaa Ugu Mahadceliyay Booqashadooda Iyo Garab Istaagooda, Waxaana Kulankaasi Madaxweynaha Ku Wehliyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo federaal DFS Abdurahman Odowaa Wasiiru Dowladaha […]

Continue Reading

Akhriso: War-murtiyeed laga soo saaray gabangabada Shirka Madasha Qaran

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 02 – 09 Agoosto 2016ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke; Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka, Mudane Maxamed Cumar […]

Continue Reading

Erdogan oo Booqasho Rasmi ah ku tagay Dalka Ruushka (Sawirro)

Madaxweynayaasha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa maanta ku kulmay magaalada St Petersburg ee dalka Ruushka Madaxweynaha Ruushka  Vladamir Putin , Booqashadan ayaa ah tii u horeysay ee uu Erdogan ku tago Ruushka, kadib markii uu fashilmay isku daygii afgambi ee la doonayay in xukunka lagaga tuuro bishii la soo dhaafay. Xiriirka Ruushka iyo Turkiga ayaa mugdi […]

Continue Reading

Manchester City Oo Xaqiijisay Saxiixa John Stones

Manchester City ayaa xaqiijisay saxiixa John Stones ee kooxda Everton iyagoo ka sxiixaday  heshiis lix sanno ah. Xiddiga reer England, ayaa Everton ka soo biiray Barnsley lacag dhan £ 3 milyan sanadkii 2013, waxaa la rumeysan yahay in naadiga labada jeer Premier League kooxda heysata horyaalka ay ku qaateen £ 47.5m –  iyagoo ka dhigay daafaca […]

Continue Reading