Sanchez Oo Dhaawac Ku Seegi Doono bilowga Xilli Ciyaareedka
Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Bayern Munich Renato Sanches ayaa garoomada ka maqnaado muddo afar isbuuc ah ka hor xilli ciyaareedka cusub ee Bundesliga. Xiddiga reer Portugal ayaa ku biiray kooxda heysata horyaalka Jarmalka xili uu kasoo tagay naadiga Benfica ka hor Euro 2016. Waxa uu si xoogan u ciyaaray koobkii Portugal ku guulaysatay ee France […]
Continue Reading