Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socda Sudan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda dawladda Sudan oo hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka Sudan Bahar Idris Abu Garda, Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibedda Sudan Kamal Ismail iyo masuuliyiin kale, waxana ay ka wada hadleen xoojinta iskaashiga qotada dheer ee u dhexeeya labada dal, isagoo soo […]
Continue Reading