Daawo: Cadaado oo lagu soo bandhigay Silsiladda Buugaagta FARMAAL

C/raxmaan Cadaawe qoraaga silsilada buugaagta Farmaal ayaa dhawaan ku soo bandhigay, waxaana goobta ka soo qeybgalay masuuliyiin iyo bahda waxbarshada Galmudug, waxaana arintaan aad ugu riyaaqay dadkii ka soo qeybgalay. Silsilada Buugaagta Farmaal 1,2,3,4 ayaa ka hadlay Naxwaha iyo higgaada Afsoomaaliga, sheekooyin xiiso leh, gabayo iyo suugaana kale, waxaana dadweynuhu iibsadeen buugaagta goobta lagu soo […]

Continue Reading

Kenya oo sheegtay in 75 cisho ku dhameystiri doonto dhismaha darbiga xadka Kenya iyo Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay si deg deg ah u dhameystiri doonto derbiga ay ka dhisayso xadka ay la wadaagto Somaliya , si looga baaqsado weerarada ay geysanayaan Al-Shabaab. Kenya waxa ay sheegtay inay qaadeyso tilaabo lagu dhameystiraayo 30-KM derbiga laga dhisaayo xuduuda Somaliya iyo Kenya u dhaxeysa. Guddoomiyaha Gobolka Mandheera Fredrick Shisia sheegay […]

Continue Reading

Daawo: Barnaamij Gaar Ah oo Lagu Falaqeeyay Colaadda Gaalkacyo

Jimce wanaagsan kusoo dhawaada barnaamij gaar ah oo lagu falanqeeyey colaada magaalada Galkacyo, waxaana doodan ka qeyb galay wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta Galmudug Mudane Cismaan Maxamed Cali iyo Xildhibaan Shariif Arwaax, waxaana doodan qabatay Warbaahinta Dhaxdhaxaad, Wariye Cumar Xasan Dhoore ayaa dooda u qeybinaya labada masuul, hadaba daawasho wacan.

Continue Reading

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay safiiradda UK (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaliyeed ee Galmudug Abdikariim Xusen Guleed ayaa Kulan La qaatay Safiirada Wadanka ingriiska ufadhisa Soomaliya Ms Harriet Matthews. Kulanka Safiirada iyo madaxweynaha ayaa looga hadlay arimo ay ka mid yihiin Colaada Galkacayo Waxaana Safiirada dalka Ingiriiska ufadhisa Soomaliya Harriet Matthews Ay ka codsatay Madaxweyne Guleed in Si Sharuud la’aan ah loo joojiyo […]

Continue Reading

150 kamid ah Booliska Galmudug oo la barayo sugidda amniga doorashada (Sawirro)

Waxaa maanta magaalada Cadaado looga furay 150 ka mid booliska dowlad goboleedka Galmudug aqoon kororsi ku saabsan habka suggidda amniga doorashada, waxa uuna soconayaa muddo saddex maalmood ah. Tababarkaan ayaa waxaa bixinayaa saraakiil ka tirsan booliska AMISOM, waana markii ugu horeysay oo aqoon korarsi nuucaan ah loo qabto booliska ka qeybgalaya suggidda amniga doorashada. Casharada […]

Continue Reading

Galmudug iyo AMISOM oo ka shiray sugidda Amniga doorashada (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug mudane Maxamed Xaashi Cabdi ayaa maanta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyada saraakiil ka socota howlgalka Amisom. Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay saraakiil ka tirsan xogga dalka iyo NISA, kullankan ayaa looga hadlay istaraatiijiyadda sugidda amniga doorashada oo ay marti galinayso magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka ah ee […]

Continue Reading

Itoobiya oo ka hadashay sababta ay ciidamadooda ugala baxayaan Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta Itoobiya Getachew Reda ayaa sheegay in ciidamada aan ka tirsaneyn howl galka AMISOM ee ka socda Itoobiya ay la baxayaan, maadaama in muddo ah ay caawinayeen Ciidamada dowladda Federaalka iyo AMISOM. “Joogitaankeena ayaa ah labo nuuc, 2,000 oo askaru ayaa nooga mid ah howl galka AMISOM, waxaa intaa dheer in dhowr kun oo […]

Continue Reading

Daacish oo qabsaday degmada Qandala ee gobolka Bari

Warar goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in saaka ay Ururka daacish  qabsadeen degmada Qandala ee gobolka Bari maamulka Puntland, Waana degmadii ugu horeyey ay daacish si rasmi ah ula wareegaan,  dagaalyahano ka tirsan ayaa weerar kusoo qaadeen degmada, islamarkaana la wareegeen guud ahaan degmada , masuuliyiin ka tirsan Puntland ayaa xaqiijiyey qabsashada Qandala. Daacish ayaa […]

Continue Reading