Daawo Sawirada maalintii 1-aad doorashada Aqalka Hoose – Galmudug
Magaalada Cadaado ayaa maanta waxaa ka dhacay doorashada saddex kursi, waxaana natiijadu usoo dhacday sidan: Kursiga Ceyr waqooyi , waxaa ku guuleystay Mahad Maxamed Salaad oo helay 40 cod, halka C/qaadir Cali Diiriye (Subxaanyo) helay 10 cod, hal codna wuu xumaaday, waxaana goobta soo xaadirin Ayaan Daahir Salaad. Kursiga Ceyr koofur, waxaa ku guuleystay Ganacsade […]
Continue Reading