Wasiir ka tirsan Maamulka Galmudug oo is casilay
Wasiir ku xigeynkii wasaarada Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowlad goboleedka Galmudug, ahaana sii hayaha xilka wasiirka wasaaradaasi C/qaadir Maxamed Aadan(Cabdul) oo lahadlay saxaafadda gudaha ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii uu hayey. Wasiirkan ayaa sheegay in kadib markii uu arkay in aysan jirin horusocod maamulka uu go’aansaday inuu isaga tago xilka, madaama horey wasaaradda […]
Continue Reading