Wariye lagu xiray gobolka Hiiraan
Ciidamada Amaanka ee ku sugan magaalada Buula-burde ee gobolka Hiiraan ayaa xalay gurigiisa kala baxay mid ka mid ah wariyeyaasha ka howgala magaaladaas. Lama oga sababta ka dambeysay in Ciidamada ay kala baxaan gurigiisa wariye Amiin C/asiis Sheekh Cali, oo ka howlgala Radio Hiiraan-weyn qeybta Buula-burde. Agaasimaha Idaacadda Hiiraanweyn Maxamed Cusmaan Makaraan oo la hadlay saxaafadda ayaa […]
Continue Reading