Toos u daawo doorashada Madaxweynaha Galmudug

Doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka bilaabatay xarunta Madaxtooyada Cadaado. Waxaana ku tartamaya saddex Musharax oo kale ah 1. Axmed Cali Hilowle 2. Axmed Ducaale Geelle Xaaf 3. Cabdulqaadir Maxamed Shirwac Xildhibaanada Galmudug, musharixiinta, wafdi dowlada Federaalka, iyo marti sharaf kale ayaa goobta ku sugan. Ammaanka ayaa aad loo adkeeyey. La wadaag asxaabtaada tabinta […]

Continue Reading

Wararkii ugu dambeeyey Olalaha Doorashada Galmudug

Waxaa saacado kooban naga xigaan bilaabashada doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Ololihii ugu xooganaa ayaa ka socda Magaalada Cadaado. Waa habeenkii dheeraa, waxaana xarumaha Olalaha Musharixiinta ka socda xodxodashadii ugu dambeysay, Balamo iyo cod kala gadasho ayaa socda, Xildhibaanada iyo dalaaliinta siyaasada ayaa hadba musharax u tagaya. Labada Musharax Axmed Cali Hilowle iyo Axmed Ducaale […]

Continue Reading

Natiijada Codeynta Baraha Bulshada Doorashada Galmudug

Shabakadda Ceelhuur Online ayaa baraha bulshada 29 bishaan ku soo bandhigtay in bulshada Galmudug u codeeyaan 3 Musharax oo u taagan qabashada Xilka Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug. Ra’yi aruurintaan ayaa socotay 29 April ilaa 2 May 2017, waxaana Bulshada aragtidooda ku muujiiyeen sidan Musharax Prof Cabdulqaadir Maxamed Shirwac ayaa helay 61.2 % Musharax Axmed Cali […]

Continue Reading

Sawirro: Wafdi ka socda Dowlada Federaalka oo Cadaado soo gaaray

Wafdi ka socda dowlad federaalka ah ayaa galabta soo gaaray Magaalada Cadaado, oo beri la filayo in ay ka dhacdo doorashada Madaxweynihii labaad oo ay yeelato dowlad goboleedka Galmudug. Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminayey wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa, waxaana ku wehliya safarka Wasiirka howlaha guud Xirsi Rooble, Wasiir ku xigeenka […]

Continue Reading

Sawirro: Madasha Dardargalinta Waxqabadka Xukuumadda

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta ka qeyb galay Madal looga hadlayay dar-dar galinta wax qabadka Xakuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Diyaarinta qorsha Xukumadda ee wax qabadka 90-ka maaalmood. Mudane Xasan Cali Kheyre  ayaa ka jeediyey Munaasabadda Khudbad ka hadlaysa qorsha Xukumaddu ay ku doonayso in ay dalka ka hormariso dhinacyada kala ah […]

Continue Reading

Sawirro: Ra’iisulwasaare ku xigeenka Jarmalka oo Booqasho ku yimid Soomaaliya

Ra’iisul-wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Arimaha Dibadda Dalka Jarmalka Mr Sigmar Gabriel ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho Caasimadda dalka, Waxa uuna la kulmay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre, Mr Sigmar iyo Kheyre ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ,gaar ahaan iskaashiga labada dowladood  iyo wax ka qabashada dhinacyada amniga iyo xaaladaha abaaraha Ra’iisul-wasaare […]

Continue Reading

Sawirro: Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo Cadaado kusoo laabtay

Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Cadaado xarunta kumeelgaarka dowlad goboleedka Galmudug. Xaashi ayaa safarkiisa waxaa ku wehliyey gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed, iyo masuuliyiin kale. Wafdigaan ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Cadaado kusoo dhaweeyey gudoomiye ku xigeenka 2-aad Barlamaanka Galmudug iyo madax […]

Continue Reading