Turkiga iyo Qadar ayaa dhallinyaro Soomaali ah u Adeegsanaya dagaalka Liibiya.
Turkiga iyo Qadar ayaa dhallinyaro Soomaali ah u isticmaalaya dagaalka Liibiya Booqashada lama filaanka ah ee Wasiirka Difaaca Turkiga Hulusi Akar uu ku tagay Qatar dhamaadka todobaadkan ayaa muujinaysay in Turkiga uu doonayo in uu xoojiyo dagaalka ka dhanka Ciidanka uu hoggaamiyo Generaal Haftar, islamarkaana dagaal ay ka qeyb gali doonaan dhalinyaro Soomaali ah oo […]
Continue Reading