Author: admin
Masar mise Itoobiya ???? W/D: Cismaan C. Kulane
Masar mise Itoobiya ???? Dawlada soomaaliya ayaa u codeysay dawlada Itoobiya, qaraar ay jaamacadda carabta ay soosaartay kaasoo lagu taageerayey dawlada masar loogana soo horjeeday Dawlad Itoobiya si ay u joojso dhismaha biyo xireenka ay kadhisayaan Wabiga Niil. Hadaba bal aan dib unoqono #Masar iyo #Itoobiya yaa inoo fiicnaan soomaali ahaan?!! Masar Dawlada masar waa […]
Continue ReadingGudoomiyaha Aqalka Sare oo ka horyimid Sharciyada Horyaalla Golaha Shacabka
‪Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Cabdi Xaashi ayaa sheegay in been abuurka lagu sameeyey xeerarkii dhammeystirka Sharciga Doorashooyinka ee Guddiga wadajirka labada Aqal ay soo diyaariyeen mid aan aheyn in la horgeeyey Golaha Shacabka, isla markaana uu baalmarsan yahay go’aankii maamul ee Guddiga wadajirka lagu magacaabay 28 bishii Febraayo, xadgudubna ku ah hannaanka xeer dejinta […]
Continue ReadingQarax ka dhacay Xerada Ciidamada TurkSom
Weerar loo adeegsaday qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa saakay ka dhacay Xerada Tababarka Ciidamada ee Turksom oo ay ku sugan yihiin macalimiin u dhalatay dalka Turkiga iyo kuwo Soomaali ah. Qof isku soo xiray Jaakadda Walxaha qarxa watay ayaa dhexgalay dhalinyaro loo xareynayay Tababar Ciidan oo ku sugnaa afaafka hore ee Xerada Tababarka […]
Continue ReadingSucuudiga oo joojiyey imaanshihii Xajka ee dibadda
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa ka mamnuucday dadka debedda ah in ay soo xajiyaan sannadkan, si ay u xakameeyaan fiditaanka feyraska Karoona. Kaliya tiro aad u kooban oo hadda ku nool boqortooyada ayaa kaqeyb gudan doonta waajibaadkaas, ayaa lagu yidhi bayaan ay soo saartay warbaahinta dowladda. Qiyaastii laba milyan oo qof ayaa haddii kale booqan lahaa […]
Continue ReadingQaraxyo ka dhacay garoonka diyaaradaha Buuloburde
Wararka ka imaanayo Garoonka diyaaradaha degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in manta halkaasi ay ka dhaceen qaraxyo nuuca dhulka lagu saaso. ilaa sadax qarax oo miinad dhulka lagu aaso ah ayaa lagu xira hoolka nasashada loogu tala galay ee Garoonka diyaaradaha degmada Buulo burde ee gobolka Hiiraan kaasi oo dhawaan […]
Continue ReadingQM oo sharciga la tiigsaneysa Jaamacad adeegsatay Astaanteeda
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ay sharciga la tiigsan doonto koox isticmaashay magacooda iyo astaantooda, kuwaasi oo ka hawlgala gudaha Soomaaliya. Akhriso war-saxaafaddeed ka soo baxay xafiiska QM ee Soomaaliya: “Iyadoo laga jawaabayo weydiimo, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay dooneysaa inay caddeyso inuusan jirin wax xiriir ah oo ka dhexeeya Ururka Qaramada Midoobay iyo waxa […]
Continue ReadingMADAXWEYNE FARMAAJO OO SAXIIXAY SHARCIGA DUULISTA RAYIDKA.
MADAXWEYNE FARMAAJO OO SAXIIXAY SHARCIGA DUULISTA RAYIDKA Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Duulista Rayidka oo ay hore usoo ansixiyeen Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Barlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya, Golaha Xukuumadda, Xildhibaannada iyo dhammaan khubaradii Soomaaliyeed ee qaybta ka qaatay uga mahadceliyey […]
Continue ReadingINVITATION FOR BIDS: Hobyo Township Water Piping
INVITATION FOR BIDS LOCAL COMPETATIVE BIDDING (LCB) Project Country Somalia Financing institution: Diakonie Katastrophenhilfe Sector: Infrastructure (Construction and Renovation works) Project name: Recovery Support Project for Vulnerable Households in Hobyo District Procurement type: Goods Title: Tender for The Hobyo Township water piping (supply of pipes, fittings & fibre glass water tank (3000 litres), Construction of […]
Continue ReadingMD Farmaajo oo shir isugu yeeray Madaxda M. Goboleedyada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casuumaad rasmi ah oo ku saabsan Shirka Golaha Amniga Qaranka u fidinaya Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir. Shirkan ayaa ku saabsan sidii wadatashiyo ballaaran looga yeelan lahaa geeddi socodka doorashooyinka dalka, arrimaha amniga, dagaalka ka dhanka ah kooxaha argixisada, dhammeystirka dib u eegista […]
Continue Reading