2 Wiil oo Soomaali ah oo lagu dilay Koofur Afrika
Laba wiil oo Soomaali ah ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa lagu dilay xaafad ku taalla Galbeedka magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika, sida ay inoo sheegeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi. Xaafada Soomaalidan lagu dilay oo ah xaafad isku raran ah ayaa waxaa degan dadka madowga ah, waxaana dhalinyarada la dilay lagu kala magacaabaa […]
Continue Reading