Dood-wadaag ku saabsan Dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay (Sawirro)

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay kulan dood-wadaag ah oo ku saabsan Shareecada Islaamka iyo Dastuurka oo ay ka soo qeybgaleen dhamaan qeybaha kala duwan ee bulshada. Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Dr. Xuseen Cabdi Cilmi, Sheekh Cali Wajiis iyo Avv Cabdullaahi Maxamed Jimcaale ayaa si qoto dheer u sharxeen […]

Continue Reading

Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo Micheal Keating oo Galkacyo gaaray (Sawirro)

Wafdi uu hoggaaminaayo Wakiilka Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Micheal Keating oo ay ka mid yihiin Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed iyo Taliyeyaal ka tirsan ciidanka xoogga ayaa gaaray Maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug. Garoonka Diyaaradaha ayaa waxaa kusoo dhaweeyay maamulka gobolka Mudug, iyo ciidamada xoogga iyo Booliska ee ku sugan […]

Continue Reading

Daawo Sawirada: Xafladda Qalinjabinta Dugsiga Sare Cadaado

Magaalada Cadaado ayaa xalay waxaa ka dhacay Xaflad ay ku qalinjabinayeen arday dhameysay Dugsiga Sare ee Cadaado oo la aasaasay 2014. Munaasabadda ayaa waxaa hadal ka jeediyey Wasiiru dowlaha Arimaha Gudaha Galmudug Cumar Guureeye, Gudoomiyaha Degmada Cadaado Cabdullaahi Cabdiraxamaan, Agaasimaha Waaxda Dugsiyada Axmed Kheyre, maamulka Dugsiga Cadaado iyo Masuuliyiin kale. FG: Goordhow ka daawo Muuqaalka […]

Continue Reading

Mas’uul ka tirsan Wasaaradda Diinta oo ku dhintay Qarax

Madaxa qeybta Shaqaalaha iyo Tirakoobka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya Eng. Fu’aad Saleebaan Jaamac ayaa ku geeriyooday Qarax loogu xiray gaarigigiisa degmada Boondheere Magaalada Muqdisho. Gaariga qarxay ayaa ahaa Fielder oo ah gaadiidka raaxada loo yaqaano, waxaana saarnaa illaa saddex qof oo ahaa wiil, hooyadiis iyo wiil kale oo la dhashay. […]

Continue Reading

Xafiiska Taliye ku Xigeenka NISA oo la jabiyey (Sawirro)

Ciidamo ka tisan Nabsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa habeen hore jabiyey xafiiska Taliye ku xigeenka Koowaad ee NISA ninka lagu magacaabo Cabdalla Cabdalla Maxamed, Ninkaan ayaa isniintii lagu sameeyey shaqo joojin. Ciidamadan ayaa la sheegay in xafiiska kala baxeen document-yo muhiim ah, iyagoo sidoo kale burburiyey Qalabka keydka. Xafiiska la jabiyey ayaa ku yaala […]

Continue Reading

Alshabaab oo la wareegay Deegaanka Af-Urur gobolka Bari

Dagaalyahano ururka ka tirsan in saakay aroortii ay dagaal la’aan kula wareegeen gacan ku heynta degaanka Af-Urur oo  Koonfur kaga beegan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.  AlShabaab ayaa  degaankan qabsaday kadib markii halkaasi shalay gelinkii dambe ay halkaasi isaga baxeen ciidanka Puntland. Ilo xog ogaal ah ayaa waxa ay inoo sheegeen in Shabaab hubeysan […]

Continue Reading

Wariye Yoonis Cali Nuur oo geeriyooday

Allaha u naxariistee waxaa xalay Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Wariye Yonis Cali Nuur oo mudo ku dhaw 30 sano ka tirsanaan jiray laanta af-Soomaaliga ee BBC-da. Wariye Yoonis ayaa mudooyinkii dambe wuxuu la taliye u ahaa Wasiirka Warfaafinta maamulka Somaliland, magaalada Hargeysa, iyada oo bil kahor uu caafimaad u […]

Continue Reading