Wafdi Sare oo ka socda Dalka Eritrea oo soo gaaray Muqdisho
Wafdi heer sare ah oo ka socda dalka Eriteriya ayaa goordhow ka soo degay Garoonka diyaaradaha Adan cadde ee magaalada Muqdisho,halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Wafdigan ka socda Eriteriya oo uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha dibadda Dalkaasi Mudame Cusmaan Saalax ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ku soo dhoweeyay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane […]
Continue Reading