Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Jabuuti

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo saakay ka ambabaxay magaalada Muqdisho ayaa gaaray dalka Jabuuti,halkaasi oo si weyn loogu soo dhoweeyay. Safarka madaxweynaha ee dalka Jabuuti ayaa ku qotoma xoojinta xiriirka soojireenka ee labada dal, horumarinta iskaashiga iyo wada jirka labada dowladood. Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu ku sugan […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo isbadal Xooggan ku sameeyey Hoggaan Ciidamada Amniga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta dib u habeyn ballaaran ku sameeyay qaar kamid ah hay’adaha amniga dalka iyo Agaasinka Madaxtooyada Qaranka Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa magacaabis iyo xil ka qaadis lagu sameeyay masuuliyiinta hoos ku xusan. Dr. Aamina Siciid Cali waxaa loo magacaabay Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada. S/Gaas […]

Continue Reading

Casho Sharaf Muqdisho loogu sameeyey Wafdigii Eritrea (Sawirro)

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa munaasabad casho sharaf ah ugu sameeyey xarunta Dawladda Hoose wafdiga dalka Eritrea ee uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda dalkaas Mudane Cismaan Maxamed Saalax. Marti sharafkan oo ay goob jog ka ahaayeen Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka […]

Continue Reading

MD Farmaajo oo qaabilay wafdi sare oo ka socda dalka Ereteriya

Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Mudane Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Socdaalkan wafdiga Ereteriya ku soo gaareen magaalada Muqdisho ayaa daba socda safarkii uu Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ay ku tageen magaalada […]

Continue Reading

Ciidamada Kenya oo burburiyey Xaruntii 5aad Shirkadda Hormuud (Sawirro)

Ciidamada Kenya ayaa xalay saqdhexe burburiyey ateenada shirkada isgaarsiinta Hormuud ku leedahay tuulada Calibuley oo hoostaga Dhoobley gobolka Jubbada Hoose, Waa xaruntii 5aad oo ciidamada Kenya gubaan muddo sanad ka yar. Ciidamada Kenya ayaa beegsada ateenooyinka shirkada Hormuud ku leedahay deegaanada ku teedsan xadka Soomaaliya iyo Kenya. Sidoo kale Kenya ayaa duqeyn la beegsata goobaha […]

Continue Reading

Axmed Shide oo loo magacaabay Gudoomiyaha Xisbiga ismaamulka Soomaalida

Xisbiga haya Gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa kulan uu ku yeeshay magaalada Addis Ababa ku doortay Guddoomiye cusub. Kulanka xisbiga ayaa ka dacay magaalada Addis Ababa, waxaana xubnuhu doorteen Axmed Shide oo ah Wasiirka Isgaarsiinta ee dalka Itoobiya oo hoggaamin doona Xisbiga Dimoqraadiga ee Shacabka Soomaalida Itoobiya ESPDP. Saraakiisha ku sugan magaalada Addis Ababa ayaa […]

Continue Reading