Nin Soomaali ah oo 46,000 ugu xanniban Dubai (Sawirro)
Qoyska nin Somali-Britain ah oo dalxiise ahaa ayaa sheegay wiilkoodu lagu qasbay in uu Dubai sii jooga ka dib markii xawaaraha gaari uu waday awgeed loogu ganaaxay 46,000 oo doolarka Maraykanka ah. Faarax Xaashi oo 25 jir ah ayaan awoodin in uu iska bixiyo ganaaxaas, sida uu walaalkii sheegay. Qolada uu Xaashi ka kiraystay gaariga Lamborghini […]
Continue Reading