Waqtiga uu furmayo Kalfadhiga 4aad Aqalka Sare oo la shaaciyey
Guddiga joogtada ah ee Golaha Aqalka sare Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kullan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga hadleenn ka tashiga furitaanka kalafadhiga 4-aad ee Golaha Aqalka sare iyo waliba xogwareysi halka uu marayo dadaaladii ay wadeen Aqalka sare ee lagu xalinayay khilaafka Dowladda Federaalka iyo Maamul Gobolleedyada dalka. Kullanka ayaa waxaa shirguddoominayay […]
Continue Reading