Fanaanadda Shamso Shumey oo Xalay ku geeriyootay Muqdisho
Allaha u naxariistee waxaa xalay Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fannaanadda Soomaaliyeed Shamsa Xuseen Shumey , Shamso ayaa ka tirsaneyd Hoboladda Qaranka ee Waabari. Qaar ka mid ah Fannaaniinta Hoboladda Waabari ayaa sheegay in bilihii lasoo dhaafay ay heysatay Fannaanada Xaalad Caafimad daro oo ugu dambeyntii sababtay geerida. Maanta ayaa lagu waddaa in lagu Aaso Fannaanada […]
Continue Reading