SAWIRO:Xarunta lagu qabanayo doorashada madaxweynaha oo qaab casriya loo diyaariyay

Diyaargarow iyo dib u habeyn ayaa ka socota Xarunta lagu wadaa in lagu qabto doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Doorashada Madaxweynaha ayaa 08-02-2017 waxay ka dhacaysaa  xarunta ciidanka cirka ee Afisyooni. Horey waxaa loogu balansanaa in doorashada madaxweynaha soomaaliya ay kadhacdo xarunta ciidanka booliska ee general kaahiye balse codsi kayimid inta badan musharixiinta madaxweynaha ayaa loogu badalay […]

Continue Reading

SAWIRO:Munaasibad lagu soo dhaweynayey madaxda iftiin oo cadaado lagu qabtay

Cismaan Macalin Xassan Geelle waxaa uu kamid yahay aas aasayaashii mu,asasada hormarinta waxbarashada iftiin waxay gobolada dhexe ee dalka ay kuleedahay 9aal iskool(Sagaal iskool) oo ay iyadu gacanta kuhayso islamrkaana ay maamusho. Maanta ayaa garoonka diyaaradaha magaalada cadaado ee xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka galmudug waxaa ka soo dagay cismaan macalin xasan geele oo […]

Continue Reading

Jubaland oo beenisay in kismaayo lagu xiray xildhibaan katirsan baarlanaanka jubaland

Maamulka Jubbaland ayaa ka hadlay Warar maalmihii lasoo dhaafay ay tabinaayeen Qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalida oo ku aadana in Kismaayo lagu xiray Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Jubbaland. Afhayeenka Ciidanka Booliska Maamulka Jubbaland oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in uusan jirin Xildhibaan lagu xiray Kismaayo. Waxaa uu sheegay in xildhibaanada maamulka Jubbaland aan […]

Continue Reading

Dhageyso:Raysulwaaaraha Dowladaha dariskaa faraha hakala baxaan doorashada

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake oo maanta la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in dowladdaha Dariska la ah Soomaaliya ay Faragelin ku hayaan Doorashada Soomaaliya. Waxaa uu sheegay in ay jiraan Culeysyo fara badan oo lagu haayo doorashada Soomaaliya, madaama ay soo dhowdahay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Dowladaha Deriska la ah […]

Continue Reading

Xubin Muhiim ah oo laga saaray Liiska Guddiga Ilaalinta Anshaxa doorashada

Faadumo Qaasim Dayib oo ka mid aheyd Guddi Dhawaan uu Magacaabay Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegtay in laga saaray Liiska Guddigaas , islamarkaana Hadda aysan ogeyn Sababta Keentay in Liiska laga saaro. Faadumo Qaasim Dayib ayaa ku jirtay Liiska Guddiga Anshaxa iyo Asluub-wanaagga ee Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Dhawaan Mar ay la […]

Continue Reading

Sawiro:Xildhibaanada Galmudug oo deeq gaarsiiyay dad abaaruhu saameeyeen

Deeq daan ay xildhibaanada katirsan dowlad goboleedka galmudug ay soo gaarsiiyeen Qaarkamida dadka abaaruhu saameeyeeyn oo usoo barakacay gudaha magaalada cadaado Ayaaa waxaa ay kakoobneyd bariis iyo saliid. Qoysaskaan ay xildhibaanada galmudug ay deeqda gaarsiiyeeyn ayaa kakoobnaa 100 qoys oo Kamida dadka abaaruhu saameeyeen waxaana dadkaani qaarkood ay yihiin kuwo ay abaartu Udheereyd colaado sababay […]

Continue Reading

AKHRISO: Jadwalka Khudbad jeedinta Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha

Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo saaray sida ay khudbadaha u kala jeedin doonaan Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxtinimada Soomaaliya. maalinta khamiista ah ayaa lagu wadaa in sitoosa ay ubilaabato wajiga koowaad ee khudbadaha musharixiintu ka horjeedinayaan xildhibaanada golaha shacabka iyo kuwa aqalka sare waxaana uu jadwalka hadal jeedinta musharixiinta madaxweynaha soomaaliya

Continue Reading

Daawo:Jaaliyada Galmudug ee finland oo deeq gaarsiisay dad abaaro kusaameeyeen degmada baxdo

deeqdaan oo katimid (kaaho siyaad xirsi iyo,salaado maxamad cusmaan) oo katirsan jaaliyada galmudug ee dalka finland ayaa lacag dhan 1,226$(kun labo boqol labaatan iyo lixd dollar) waxay ugu bdeeqeen dadka abaaruhu kuhabsadeen ee kunool degmada baxdo lacagtaani ayaa waxaa dadka ay abaartu saameysay ee kunool duleedka degmada baxdo ee gobolka galgaduud loogu gaday raashinka nuucyadiisa […]

Continue Reading

Gudiga doorashada madaxweynaha soomaaliya oo soo saaray jadwalka doorashadsa madaxweynaha

Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha ee Shalay la sameeyay ayaa ku dhawaaqay Waqtiga Rasmiga ah ee la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhaceysa 8-da February sida ay Maanta sheegeen Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha. Sidoo kale Guddiga Doorashada ayaa Guddoomiye u doortay Xildhibaan C/raxmaan Ducaale Beyle. Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhowr jeer […]

Continue Reading

Maamulka jubaland oo dekada kismaayo kuqabatay markab hubsiday

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Markab siday hub oo lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee maamulka Jubbaland . Wasiirka Amniga Maamulka Cabdirashiid Xasan Nuur ayaa sheegay in ciidamada maamulka Jubbaland ay gacanta ku hayaan hubkii Saarnaa Markabka lagu qabtay Kismaayo , islamarkaana ay wadaan baaritaano. Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in […]

Continue Reading