Gudoomiyihii dagmada Buulo-burte oo xilkii laga qaaday
Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay xilkii loogaga qaaday guddoomiyihii degmada Buulo-burte iyo ka qaaday iyo duqii degmadaas. Guddoomiyihii degmada Buulo-Burde C/Casiis C/llaahi Cabdi (Duuroow) iyo duqii degmadaas Maxamed Fiidowe Cawaale ayaa xilalkii ay hayeen laga qaaday iyadoo guddoomiye ku meel gaar ah loogu […]
Continue Reading