Axmed Madoobe oo Magacaabay Guddiga doorashooyinka Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ( Madoobe)  ayaa waxa uu Magacaabay guddiga Madaxa banaan  Xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland, kuwaas oo ka kooban 7 Xubnood. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa lagu sheegay in Guddiga la Magacaabay markii la arkay baahida loo qabo guddi madax banaan oo maareeya xaduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland. […]

Continue Reading

Wasiir ku Dhintay Qaraxyadii Maanta

Weerarkii Maanta rag hubeysan oo ka tirsanaa Al-shabaab ay ku qaadeen Xarunta Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa weerarkaas lagu dilay Mas’uul ka tirsanaa Wasaaraddaasi. Weerarka ayaa waxaa ku geeriyooday Wasiirkii kuxigeenkii Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha ahna Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka Saqar Ibraahim Cabdala,sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda. Sidoo […]

Continue Reading

Qaraxyadii Muqdisho oo la soo afjaray

Saraakiil ka tirsan Hay’addaha ammaanka dowladda ayaa xaqiijiyay in la toogtay Afar ka mid ahaa Raggii weerarka ku qaaday dhismaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshadda ee Xukuumadda Soomaaliya. Guud ahaan Waxaa lasoo Afjaray Weerarkii Al-Shabaab ay ku qaadeen Xarunta Wasaaradda, waxaana hadda gacanta ku haaya Ciidanka dowladda Soomaaliya. Ciidamada Booliska ayaa hadda xaqiijinaya dhismaha weerarka […]

Continue Reading

Explosion Heard in Somali Capital Mogadishu

An explosion was heard Saturday in the Somali capital, scene of frequent attacks by Islamic extremist fighters. Witnesses said the blast was heard near the headquarters of the Somali intelligence agency in Mogadishu. Somali police didn’t immediately provide more information. The Somali Islamic extremist group al-Shabab frequently carries out suicide bombings targeting public places and […]

Continue Reading

Magaca xildhibaan ku dhaacway Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax Khasaare geystay ayaa ka dhacay Ex Kontrool Afgooye ee Magaalada Muqdisho, waxaana Qaraxaasi ka dhashay Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Sidda ay xaqiijiyeen goobjoogayaal Qaraxa ayaa ahaa Mid lagu xiray gaari uu lahaa Xildhibaan ka tirsan maamulka Hirshabeelle. Inta la xaqiijiyay labo ruux ayaa ku dhimatay Qaraxa, waxaana sidoo kale uu dhaawac kasoo […]

Continue Reading

Gudoomiyaha Maxkamadda Al-shabaab ee Bariire oo gacanta lagu dhigay

Sida lagu daabacay Warbaahinta Dowladda Howlgal aad loo qorsheeyay ayaa  Ciidamada amniga Soomaaliya ay fuliyeen 19kii Bishan ayay ku soo qabteen madaxii Maxkamadda Al-Shabaab ee Bariire. Hawlgalkaan ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho,waxaana sidoo kale la sheegay in Sarkaalka la qabtay uu Bariire ka fulin jiray Xukumada dilalka ah oo ay fuliyaan Ururka Al-Shabaab. Wasaaradda Amniga […]

Continue Reading

Ciidamo la kala dhex-dhigayo dhinacyada ku dagaalamay Xeraale

Iyada oo weli ay taagan tahay xiisada u dhaxeysa dhinacyadii ku dagaalamay deegaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa la qorsheynayaa in Ciidamo la kala dhigo dhinacyada halkaasi ku dagaalamay. Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa sheegay in Maamulka Galmudug uu ciidamo u dirayo deegaanka Xeraale,isla markaana Odayaasha iyo waxgaradka kasoo jeeda deegaankaas ay […]

Continue Reading