DF oo War kasoo saartay dagaalada Xeraale iyo Cadale

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ugu baaqay dadka ku dagaalamaya deegaanka xeraale iyo degmada Cadale ee Gobolada Shabeellaha dhexe iyo Galgaduud inay dagaalkaas si deg deg ah u joojiyaan. Wasiirka waxa uu shegay in dagaaladaas ay yihiin kuwo dhowr jeer soo laab laabtay,waxana uu ugu baaqay Odayaasha Dhaqanka iyo cid […]

Continue Reading

Al-Shabaab oo la wareegay deegaan ay ka baxeen Ciidamada Dowladdu

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Ururka Al-Shabaab ay dib ula wareegeen deegaankaas, kadib markii shalay gelinkii dambe ay isaga baxeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo horay ula wareegay. Al-Shabaab ayaa warar ay ku qoreen Baraha Internet-ka waxa ay ku sheegeen inay dib ula wareegeen deegaanka Dhanaane […]

Continue Reading

Hirshabeelle oo baaq u dirtay Beelaha ku Dagaalamaya Degmada Cadale

Qaar ka mid ah madaxda ugu sareysa dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa ay si kulul uga hadleen dagaal beeleedka Saacadihii la soo dhaafay ka dhacay tuulooyin hoostaga degmada Cadale ee gobolka Shabeellaha Dhexe. Madaxweyne kuxigeenka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ku baaqay in si deg deg ah lagu joojiyo dagaalkaas ka socda deegaano hoostaga degmada […]

Continue Reading

Cali Gacal ka Jawaabay Hadalkii Xaaf iyo Sh Shaakir

Maalma ka hor Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug garabka Dhuusamareeb Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug Maxamed Shaakir waxaa ay siwadajir ah u sheegeen in aysan dhici doonin wax doorasho ah ilaa ay ka dhamaato xilheynta Madaxweyne xaaf,laga soo bilaabo heshiiskii Jabuuti,waxaana hadalkaas si kulul uga hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Garabka Cadaado. Guddoomiye […]

Continue Reading

Hooyada Dhashay Ninkii Xasuuqay Muslimiintii New Zealand oo hadashay

Booliska dalkaasi ayaa la sheegay inay hawlgal ka fuliyeen 2 guri oo uu deganaan jirey Eedeysanihii dhawaan dadka Muslimiinta ku dilay 2 Masjid oo ku yaalla magaalladda Chrischurch ee dalkaasi. Booliska waxay rumeysan yihiin inay gurigaasi degganayd gabar la dhalatay Eedeysane Brenton Tarrant oo lagu magacaabo Sharon Tarrant. Isla Boliska waxay hawlgal ka sameeyeen guri […]

Continue Reading

Jidadka Muqdisho oo Maalintii labaad xiran

Maalintii labaad waxaa xiran waddooyinka magaalada Muqdisho,waxaana saakay dadku mar kale ay ku waabariisteen Ciidamo taagan jidadka muhiimka ah oo celinaya gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay. Weli waxaa magaalada Muqdisho ku sugan wafdigii uu hogaaminayay Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Gelle kaas oo kulamo la qaadanayay madaxda ugu sareysa dalka sida Madaxweynaha iyo […]

Continue Reading

(Sawirro) Madaxwaynaha Jabuuti oo xalay Casharo soo dhaway ah loogu sameyay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdiga uu hoggaaminayo ugu sameeyay Villa Soomaaliya. Labada Madaxweyne ayaa ku caweeyay heeso iyo suugaan kala duwan oo xambaarsan dhambaallo soo dhawayn iyo walaaltinimo oo ay goobta ka qaadeen […]

Continue Reading

Baarlamaanka labada Aqal oo kulan Deg Deg yeelanaya iyo Madaxwayne Geelle oo hortagaya

Maanta oo axad ah ayaa la filayaa in Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka  Soomaaliya ay Magalada muqdisho ku yeeshaan kulan deg deg ah, maadaama Xildhibaanada ay haatan fasax ku jiraan oo uu xiran yahay kal-fadhiga 4aad ee Golaha Shacabka iyo kan Aqalka Sare. Kulanka oo lagu qabanayo Xarunta Dugsiga tababarka ee Janeraal Kaahiye  ee Magalada […]

Continue Reading